Daawo:Kulan lagu taageeray Dulmiga Axmed madoobe ayaa ka dhacay Maraykanka

axmed madoobe

Kulan lagu taageerayo siyaasada Axmed Madoobe ayaa waxay ka dhacday Maraykanka dadkii halkaas isugu yimid ayaa waxay sheegen in Madaxwyanaha Jubbaland oo horumar gaarsiiyey bulshada Jubbland.

Siyaasiyiinta Mucaaradka ku ah Axmed madoobe ayaa waxay qaban mid ka duwan mida taageryasha Madaxwaynaha jubbland taas oo ah in axmed madoobe 5000 uu dhaafi waayey 5 kilomatir waxaan kismaayo u furan hawada Bada sida ay sheegeen Mucaaradka axmed madoobe.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.