Daawo:Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee jubbaland ayaa amaro ku soo rogay shacabka Kismaayo

sayid

Madaxwayne kuxigeednka kowaad ee jubbland Maxamuud sayid aadan ayaa amaro kusoo rogay shacabka Jubbland isagoo uga digay inaan cunto lagadi Karin xiliga lagu Jiro bisha barakaysan ee ramadaan loona baahan yahay in wajibaadka bisha Ramadaan laguto waana inaan la arki Karin maqaaxi furan, waxaa kaloo sheegay Maxamuud Sayid in loo baahan yahay Ciidamada Aminga ay soomaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.