Daawo:Puntland oo iclaamisay dagaal dheer oo ay la galaan Somaliland

gaas

Shir deg deg ah oo ay Golaha Wasiirada Puntland ku yeesheen Magaalada Garowe ayaa waxaa laga soo saaray war Saxaafadeedkii kaas oo lagu sheegay shacabka Puntland inay u diyaar garoobaan dagaal muddo dheer soconaya oo ay lagalaan Soomaaliland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.