Daawo:Maamula Gobolka Gedo oo doonaya inuu deeq lacaga gaarsiiyo degmooyinka Ceelwaaq, Buurdhuubo iyo Garbaharay

alqaadi

Maamulka gobolka Gedo ayaa waxay ka warbixyeen qasaraha uu gaysteen fatahaada wabiyada waxayna sheegen inay qasaaro isugu jira burbur hantiyeed iyo mid sababay dhimasho, guduoomiye kuxigeenka gobolka Gedo Maxamed Shiiq Xuseen Al-qaadi ayaa waxaa kaloo sheegay inay doonayaan in deeq lacaga gaarsiinayaan degmooyin kale ee gobolka Gedo sida Garbaaharay, Buurdhuubo iyo Ceelwaaq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.