Daawo:Barakacay ee ku nool degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa Raashin loo qaybiyey

rashin

Deeq Raashina oo ka timid Dalka Cumaan ayaa waxaa loo qabiyey barakacayl ee ku nool degmada Luuq ee gobolka Gedo, Raashinkaan ayaa waxuu ka koobnaa Bur,Bariis, Timir Baasto iyo caano goobta lagu qaybinaayey raashinkaan ayaa waxaa goobjoog ka ahaa maamulka Degmada luuq iyo wakiilada Saltanada Cumaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.