Daawo:Ardayda Iskuulada Sayid warsame iyo Markab ee Degmada Baardheere oo u Fariistay Imtixaadkii Shahaadiga 2017-2018

bardheere

Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo ayaa waxaa kasocda Imtixaankii Guud ee waday Dowlada Federaalka Soomaliya ee 2017-2018, Madaxa arimaha Bulshada ee Degmada Baardheere ee Gobolka Gedo Xuseen Cabdulaahi Xalane ayaa waxay booqdeen iskuulka Sayid Warsame iyo Kan Markabley ee ee Degmada Baardheere waxuuna u qaybiyey Imtixaanadkii ardayda xiligaan ay Galayeen waxuuna kula dardaarmay ardayda inay kaalinta kowaad ka galaan Imtixaanka Guud ee aradayda Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.