Daawo:Deeq Raashina oo ka Timid Dowlada Soomaliya ayaa lagaarsiiyey Gobolka Gedo

rashin

Dowlada Soomaliya ayaa waxay dadaal ugu jirtaa sidii ay gar gar u gaarsiin lahayd dadkii kuwax yeeloobay Fatahaada wabiyda Shabeele iyo Jubba, Dowlada Soomaliya ayaa Deeq raashina gaarsiisay Gobolka gedo gaar ahan Magaalada Baardheere waxaan deeqdaan raashinka ah loo qaybiyey dadkii kuwax yeeloobay fatahada wabiga Jubba.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.