Daawo:Faysal cali waraabe oo kahadlayey dagalka Tukaraq ayaa ku eedeyey Farmaajo iyo Gaas inay Kaar qabiil Ciyaarayaan

faysal

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaliland ee Ucid Faysal Cali waraabe ayaa waxuu sheegay mar uu ka hadlaayey dagaalka Tukaraq Farmaajo iyo Gaas inay Kaar qabiil Ciyaarayaan Saraakiil ka tirsan Dowladii Siyaad barre dibada looga yeeray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.