Wafti uu Hogaaminaayo wasiir Dowlaha wasaarada Arimaha Gudaha jubbland Mudane Maxamed Cabdi kaliil ayaa waxaa Lagu soo dhaweeyey Degmada baardhere ee gobolka Gedo, dadkii Garoonka Kusoo dhaweeyey Wasiir dowlaha wasaarada Aminga Jubbland ayaa waxaa kamid ahaa Gudoomiyaha Degmada Baardheree iyo saraakisha Cidamada Xooga dalka.
Wasiir kaliil Masheegin waxa uu uyimid Magaalada baardheere lakiin waxuu sheegay si gaara inay wada shiri doonaan.
Leave a Reply