Daawo:Wasiirka Aminga Jubbaland ayaa qabatay kulan looga hadlayay xaalada amaan ee Jubbland

jana

Wasiirka wasaradda amniga dowlad goboleedka soomaaliyeed ee Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur ayaa kulan looga arinsanayay amniga guud ee jubbaland la qaatay Saraakiisha Qaybaha kala duwan ee ciidamada Jubbaland.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.