Daawo:Qaarka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ka digay sii socoshada dagaalka Tuk Raq ee Soomali

barlaman

Qaarka mid ah Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa ka digay sii socoshada dagaalka TukRaq ee Soomali kaas oo keenay qasaare Dhimasho iyo dhaawac waxay kaloo sheegeen Xildhibanadaan waa in waxgaradka iyo Culumada u istaagaan sidii lagu joojin lahaa Dagaalka Tukaraq

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.