Madaxwayne kuxigeenka Puntland Cabdikariim xaaji cumar Camay oo gaaray Magaalada Buuhoodle ayaa Goob fagaara ah waxuu kula lahadlay Bulshada iyo Ciidamada ksuugan Buuhoodle waxuuna Balan qaaday inaan Dagaalka aan kula Jirno Somaliland joogsanayn ilaa laxoreeyo Dalka.
Leave a Reply