Waxaa isi soo taraya Dhaliilaha iyo eedeynta loo soo jeedinaayo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo shacabkii Jubbaland ka dhigfay Mid uu xiro mid ladilo iyo mid lamasaafuriyo, wasiirkii Ku xigeenkii hore ee maaliyada jubbaland Cali Maxamed Xaashi Cali Daqare iyo ugaas mxamed wali ayaa sheegay in Axmed madoobe xoog ku haysto Jubbaland.
Leave a Reply