
Shirkii Khamiislaha ee Golaha Wasiirada Puntland ayaa qodobadii Maanta looga hadlay waxaa ka mid ahaa dagaalka deegaankaTukaraq ee u dhaxeeya Soomaaliland iyo Puntland.
Kulanka waxaa shirgudoominayey Madaxweynaha Puntland Cabduweli Maxamed Cali Gaas’waxaana laga soo saaray War-Saxaafadeed lagu sheegay in uu socon doono dagaalka Tukaraq,sidoo kale waxa ay ka hadleen dhibaato ay sheegeen in lagu haayo shacabka laas-caanood.
Leave a Reply