Allaha Unaxriistee waxaa Magaalada Caabudwaaq Maanta lagu aasay Nabadoon Faarax nuure Xuubey oo ka mid ahaa Nabadoonada Soomaliyeed oo ku geeriyooday Magaalada Caabudwaaq, aaska Nabadoon Faarax Nuure Xuubay ayaa waxaa kasoo qayb galay Ugaasyo, wasiiro, Xildhibaano , waxgarad Dhalinyaro waxaana ilaahay looga baryey in dambigiisana dhaafo eheladiisa iyo ummada Soomaliyeedba in Samir iyo iimaan kasiiyo.
Warbixintaa waxaa Caabudwaaq kasoo diray Ayaan Cabdulaahi.
Leave a Reply