Waxaa Magaalada Hargaysa gaaray dhalinyo tiradooda tahay 49 kuwaas oo kamida ahaa dhalinyardii dowlada Soomaliya kasoo Celisay dalka Liibiya kuwaas oo lakeenay Magalada Muqdisho kadibna loo soo qaaday Hargaysa, waalidiintii dhalay dhalinyaradaas ayaa aad ugu farxay sii dayntooda.
Dhalinyaradaan ayaa mudo ku dhibaataysnaa dalka Liibiya eheladooda uma awoodin inay ka bixiyaan lacago faradan oo madax furasha ah waxaana lafilayaa in dowlada Soomaliya inay dhalinyaro kale oo Soomaliyeed ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho ee Casumada Dalka Soomaliya.
Leave a Reply