Dowlada Soomaliya ayaa waxay ugu deeqday Soomaliland Deeq lacaga oo dhan Hal Malyan oo doolar oo wax looga qabanayo dadka ay waxyeeleyeen duufanta iyo roobabka ku dhuftay Gobolada waqooyi, goobtii lacagtaas gurmada ah lagu shaaciyey ayaa waxaa goobjoog ka ahaa gudiga gurmadka oo hogaaminaayo Raysawasare kuxigeenka dalka Soomaliya Mahadi Guulewed iyo Wasiirka Maaliyada Soomaliya Bayle.
Warkeena Dambe kala soco warbixin dheerad ah
Leave a Reply