Ciidamada Xooga dalka Soomaliya qaytooda kusuga Degmada Baardheere ee gobolka gedo ayaa waxay Ka hortageen weerar ay Alshabab kusoo qaadeen Degmada Baardheere waxaana kooxda Alshaaba Laga dhiagay Mid ladilo iyo Mid Laqabto.
Musharaxa Madaxwaynaha jubbaland Cabdi Maxamed warsame “Deeq Faandhe” ayaa waxuu Tahniyad iyo goobabin udiray Ciidamada Xooga Dalka Soomaliya gaar ahaan kuwa kusugan Degmada Baardheere waxuuna sheegay inay yihiin Geesiyiin Soomaliyeed oo naftooda iyo malkooda u horay difaaca Dalka iyo Diinta mana ahan Markii ugu horaysay oo Kooxda Argagixisada Alshabab Cashar lama ilaabaan ah u dhigaan.
Musharaxa Madaxwaynaha Jubbaland Deeq Faandhe ayaa waxuu ugu baaqay dhalinyarada ay soo qaldayaan Alshabab inay ka wan toobaan oo dantooda gartaan, Dhanka kale Deeq Faandhe Ayaa waxaa kaloo Baaq u diray dowlada Soomaliya asagoo sheegay in dowlada Soomaliya ay Booqato Ciidamada Xooga dalka ee kusugan Jubbooyinka Baahiyaha haystana wax ka qabtaan.
Leave a Reply