Ku dhowaad 500 oo qoys oo ay ku jiraan dadka baahiyaha gaarka ah qaba kana mid ahaa dadkii uu sameey Fataahada Wabiga shabeele ayaa waxaa loo qaybiyey Lacag ay iska soo aruuriyeen gabdho Dagan gobolka Banaadir, Dadkaan lacagaya loogu qaybiyey Magaalada Baladwayne ayaa waxaa kamid kuwa indhoolayaal ah kuwa dhagala iyo aan socon Karin.
Leave a Reply