Ardayda waxka barata Dusiga dadka Araga la ee Magalada Muqdisho ayaa waxaa Afur usameeyey Gudoomiyha gobolka Banaadir iyo Xildhibaan Mustaf Dhuxulow oo ka miada xildhibaanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya waxaana loo qaybiyey Aradaydaan indhoolayaasha ah Lacag iyo dhar ay ku Ciidaan.
Leave a Reply