Masuuliyiin ka Tirsan Maamulka Gobalka Gedo oo soo gaaray Magaalada Luuq ee gobolka Gedo ayaa Kormeeray Qeybo ka mid ah Degmada luuq sida garoonka Diyaaradaha oo shaqo dib u balaarin ah ay ka socoto iyo olole Nadaafadeed oo Bilicda Magaalada Lagus oo Celinaayo.
Waftiogaan soo gaaray Degmada Luuq ee Gobolka Gedo ayaa waxaa hogaaminaayeyn Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Maxamed Xuseen Alqaadi oo mudooyinkii dambe kormeer shaqo ku maaraayey Degmooyinka Gobolka Gedo.
Leave a Reply