
Gudiga Gurmadka Abaaraha ee Degmada Doolow ayaa waxay deeq raashina u qaybiyeen dadka barakacayasha ee kusugan Degmada Doolow Somaliya, deeqdaan aya waxay isugu jirtaa Bur, Sonkor, saliid deeqdaan ayaa waxaa ka timid jaaliyada soomaaliyeed waqooyiga America.
Leave a Reply