Xildhibaan Cabdi shire oo kamida xildhibaanada soomaliya oo ka qayb galay daahfurka buugaagta Manhajka dugsiyada hoose oo Wasaaradda Waxbarashadu kusoo bandhigtay Magaalada Muqdisho waxuuna Munaasabadii lagu soo bandhigaayey Buugaagta cusun ee Manhajka Dugsiyada Soomaliya ka codsaday daladaha waxabarshada inay unaxriistaan ardayda aan iska bixin Karin waxbarshada Dugsiyada iyo Jaamacadaha.
waxaa kaloo xildhibaan cabdi shire Jaamac sheegay inuu ka qayb qaadanayo sidii loo meel marin lahaa xeerka waxbarshada oo hada yaala Baarlamanka soomaliya.
Leave a Reply