Madaxwayne Kuxigeenka Kowaad ee Jubbaland Maxamuud sayid Aadan ayaa Magalaada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee maamulka jubbaland dib ugu soo noqday kadib safar uu ku tagay Magaalada Kismaayo, Madaxwayne Kuxigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid ayaa kusoo noqoshadiisii Kismaayo waxuu kala kulmay weerar Gurigiisa ay ku qaadeen Ciidamada Amniga Kismaayo oo amar ka qaadanaayey Madaxwaynaha Jubbaland Axmed madoobe, weerarkaas Lagu qaaday Hoyga Madaxwayne kuxigeenka jubbaland ayaa waxaa laguwatay Askari ka tirsan ilaaladiisa.
Leave a Reply