
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dowlad goboleedka Puntland Cabdi Xersi Cali (Qarjab) oo shir Jaraa’id Warbaahinta u qabtay ayaa ka hadlay xiisada dagaal ee kala dhaxeysa Soomaaliland iyo wadahadalo la sheegayey in uu labada dhinac u socdo.
Wasiir qarjab ayaa sheegay mar uu ka hadlaayey inay jiraan wadahadalo u dhexeeyo Somaliland iyo Puntland ayaa yiri in warkaas uusan waxba ka jirin isla markaana Puntland wax wadahadal ay ka galeen dhulka laga heesto.
Leave a Reply