
Magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa waxaa suuqyadeeda kasocda u diyaar garowgii ugu dambeyey ee maalinta Ciidam, waxaad Magaalada suuqyadeeda buuxiyey waalidiin iyo qaybaha kala duwan ee bulshada kuwaas oo ku mashquula sidii ay u gadan lahaayeen dharkii Ciida.
Leave a Reply