Boosaaso Digniin loo jeediyey Dadka jaraaya Xarkaha Solarka

Maamulka Gobolka Bari e magaaladiisa Boosaaso ayaa waxay diginin kasoo saareen qofkiii lagu qabto asagoo jaraya Xarkaha Solarka Mgaalada Boosaaso inuu xabsi mudanaayo, layrka ku shaqeeyo cadceeda ee laga hirgaliyey Magaalada Boosaaso ayaa waxaa hada dhib ku haya dad jara Fiilooyinka kuwaas oo maar ahan ugadaaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.