Cabdullaahi Asad oo horey ugu eedeysnaa in uu Xaaskiisa Dilay ayeey maxkamadda Ciidamada qalabka sida ee Jubbaland ku xukuntay maanta Xukun Dil Toogasho ah, goobta xukunka ka dhacay waxaa Joogay ehelada qaar kamid ah gabadha geeriyootay.
Daawo warbixintii Wariye Sarre Mahad salad Gacma dheere
Leave a Reply