Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo ka hadlayay munaasabad loogu dabaal dagaayay dib ula soo wareegida maamulka hawadeeda Soomaaliya ayaa waxuu ku amaanay shaqada ay qabatay wasaarada Duulista Hawada Soomaliya waxuuna yiri Waa hormar bilow ah inaan hawadeen ka maamulano dalka anagoon kala qeybsaneyn.
Leave a Reply