Bulshada Magaalada Gaalkacyo ayaa maalmihii lasoo dhaafay ka heysatay diidmada lacagta Shilinga Soomaaliga taas oo keentay in Bulshada Gaalkacyo ay wax kula gataan lacagaha qalaad, Gudoomiyaha Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Barrre ayaa sheegay in ay saakay Kormeereen Suuqyadda Magaalada Gaalkcyo,islamarkaana ay amar ku bixiyeen in Ganacsatadda ay qaataan lacagta Shilinga Soomaaliga.
Leave a Reply