Inta badan waxa la tiriyey codadkii doorashada Madaxwaynaha Dalka Turkiga waxana 90% ku guuleystay Rajib Dayib Urdugan oo helay 53%,waxana taasi ay ka dhigan tahay in Madaxweynaha Turkiga uu markale ku guuleystay madaxtinida dalkaas.
Madaxweynihii hayey xilka dalka turkiga ee Rajab Dayib Urdugan ayaa markale waxaa Shacabka dalkaasi ay u doorteen in uu noqdo Madaxweynaha turkiga,kadib doorasho ka dhacday dalkaas.
Wrar dheeraad ah wararkeena dambe kala socda
Leave a Reply