Iyadoo Mudooyinkii dambe laysla dhexmaarayey in Madaxwaynaha Puntland Dr Cabdiwali Gaas uu doonaayo in Labo sano loogu kordhiyo xukunka Madaama Puntland ay kujirto xili xaasaasiya ayaa shacabka Puntland waxay fikirkooda ka dhiibteen sida ay u arkaan xukun korarasiga uu doonayo Madaxwaynaha Puntland.
Leave a Reply