
Dabdamiska Soomaliya gaar ahaan kan Degmada Caabudwaaq ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay ku guuleysteen inay damiyaan dab Xooga oo ka kacay dhulka xooluhu daaqaan gaar ahaan Deegaanka Balicad oo u jira Degmada Caabudwaaq 20Km.
Dabkaan ayaa waxaa damistiisa ka qayb qaatay dadka Xoolo dhaqatada ah waxaan ugu dambayntii lagu guulaystay in ladamiyo dabka.
Leave a Reply