Boqor Burhaan Boqr Muuse ayaa waxuu kulan la qaatay wafti dhaqan oo kayimid dalka Imaaradka Carabta Marti soor wanagsan usameeyey waxayna kawada hadleen xirirka dheer ay lahaayeen imaardka iyo Soomaliya loona baahan yahay in lasii xoojiyo.
Waftigaan oo imaatikooda laxariiray sidii loo sii xoojin lahaa xirirka Soomaliya iyo imaaradka ayaa waxay uga mahadceliyeen Boqorka sida uu soo dhaweeyey una Marti sooray.
Leave a Reply