
Waalidiinta Qaar kamida ardayda Puntland ayaa waxay ka walwalsan yihiin Ardaydooda oo ku qaadataa Safar gaaraya 6KM Goobaha waxbarshada taas oo keentay in ardaydooda waxbarshadooda hoos u dhacdo madaama ay masaafo dheer u jirto Goobta waxbarshada, Deegaanka Margaaga oo hoos taga Bacaadwayn ayaa waxaaysan haysan goob waxbarsho taas oo keentay in waalidka dhalay gabadha walwal kuhayso gabdhooda oo masafr dheer u gala waxbarshada.
Leave a Reply