Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2018

dolow

Daawo:Mashaariic Hormarineed oo laga hirgalinaayo Degmada doolow

29th June 2018 admin 0
No Image

Daawo:Golaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Hindise Sharciyeedka Hey’adaha Dadka Naafada

29th June 2018 admin 0

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuummada Federaalka Soomaaliya oo maanta uu shir gudoomiyay Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre, ayaa lagu ansixiyay hindise sharciyeedka hey’adaha dadka naafada ah […]

No Image

Shirkii Golaha Wasiirada Soomaliland ayaa looga Hadlay dagaalka Tukaraq

29th June 2018 admin 0
madooobe

Daawo:Axmed Madoobe oo Weerar Afka Ku qaaday Ciidamada Soomaliya

28th June 2018 admin 0

Maamulka Jubbaland ayaa waxay Shiirkii Wasiirada ee Khaamiis laha ahaa waxay eedeyn usoo jeediyeen Ciidanka Xooga dalka soomaliya kuwaas oo hayan maalin usoo jeeda Difaaca […]

banadir

Daawo:maamulka gobolka Banadir ayaa burburisey goobo ganacsi oo ku yaaley suuqa bakaaraha

28th June 2018 admin 0
gaas

Daawo:Madaxwaynaha Puntland ayaa Isku shaandhayn ku sameeyey Agaasimayaal Guud & Agaasime waaxeedyo

28th June 2018 admin 0
muuse

Daawo:Siyaasiyiin Ugu Baaqay Muuse Biixi Inuu Wax Ka Badalo Hab Maamuuska Madaxtoyada Ee Munaasibadaha .

28th June 2018 admin 0
mursal

Guddoomiyaha Barlamanka soomaliya ayaa dalka dib ugu soo laabtay

28th June 2018 admin 0

Wafdiga Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo saddaxdii maalin ee lasoo dhaafay booqasho rasmi ah ku joogay dalka Jamhuuriyadda jabuuti ayaa maanta dalka […]

ciidan

Ciidamada Puntland ayaa weerar ku qaaday Laascaano Saldhig

28th June 2018 admin 0

Wararka laga helayo Magaalada laasa canood ayaa sheegay ciidamada Maamulka puntland ayaa xalay weerar ku qaadeen ciidamo ka tirsan Soomaaliland oo ku sugnaa Saldhigyo ku […]

qamar

Wasiirka Haweenka Jubbaland oo Magaalada Garbaaharay

28th June 2018 admin 0
puntland

Muuqaal:Qaar Kamida Ardayda Puntland ayaa 6 Km u lugeeya goobaha waxbarashada

28th June 2018 admin 0

Waalidiinta Qaar kamida ardayda Puntland ayaa waxay ka walwalsan yihiin Ardaydooda oo ku qaadataa Safar gaaraya 6KM Goobaha waxbarshada taas oo keentay in ardaydooda waxbarshadooda […]

ggeele

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa Hambalyo udiray Shacabka dalka Jabuuti

28th June 2018 admin 0
dheen

Xuseen Maxamed Dheen ayaa Dhowr Bilood uxiran Maamulka Degmada Baladxaawo

27th June 2018 admin 0

Maamulka Degmada Baladxaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay si sharci daro ah iska xirta Bulshada Magaalada Baladxaawo kuwaas oo aan wax makaxkamad ah la gayn […]

xaashi

Sawiro:Guddoomiyaha Golaah Aqalka sare Somaliya ayaa kulan la qaatay dhigiisa Kenya

27th June 2018 admin 0

Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa dhiggiisa kaga mahad celiyay dowladda Kenya kaalmada iyo garab istaagga walaalahooda Soomaaliya gaar ahaan xiliyadii adkaa ee dalku ku jiray, waxaana […]

No Image

Ciidamada keydka Puntland ee ku sugnaa gobolka Karkaar ayaa gaarey jiidka hore ee Tukaraq

27th June 2018 admin 0

Posts pagination

« 1 2 3 … 24 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes