Ciidamada Nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka ayaa maanta xiray afhayeenkii maamulka Galmudug Cabdullaahi Xaashi Faarax sida Idaacada Kulmiye ay u xaqiijiyeen xubno ka tirsan maamulka Galmudug, lama oga sababta loo xiray laakiin waxaa la xaqiijiyay in ay xireyn Ciidamada Nabad sugida Soomaaliya.
Majiraan wax wara oo kasoo baxay Madaxwaynha Galmudug Xaaf oo laxariira Xariga loo gaystay Afhayeenkiisa.
Leave a Reply