Magaalada London ee Caasumada Dalka Ingiriiska aya waxay ka dhacay Munaasabad si heer sarre ah loo soo qaban qaabiyey oo ay qayb galeen qaybaha kala duwan ee bulshada Uk waxaana qadka Telefankaga kaga qayb qaatay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Yariisow, Gduoomiyihii hore ee gobolka Banadir Thaabit iyo wasiiro katirsan Dowlada Soomaliya.
Leave a Reply