Taliska qaybta 27 aad ee xoogga dalka ayaa dawlad goboleedka Hirsahbeelle ku wareejiyey mas’uuliyada Aruurunta Canshuurta oo ay si kumeel gaara u hayeen Ciidamada Xooga dalka Soomaliya qaybtooda ku sugan Horshabeele.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply