Qaar ka Mid ah Ganacsatada Magaalada Muqdisho ee haysata Hantida qarabka Soomaliyeed ayaa waxay Madaxda Dowladda Soomaaliya ugu baaqay inaan la bur burin heshiiyaddii ay hore ula galeen Gudoomiyaashaa Gobolka Banaadir ee Hore.
qayladhaantaan kasoo yeeraysa Ganacsatada ayaa waxuu yimid markii Gudoomiyaha Gobolka Banandiruu soo saaray amar lagu burburinaayo dadka Dagan Beeraha iyo Jardiinooyinka gobolka Banaadir waxuuna u qabtay mudo 30 bari gudahood ah inay hantidooda uga qaataan.
Leave a Reply