Wasiirka Amniga gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Islow iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed “Ameeriko” , ayaa maanta tababar u furay Saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska.
Munaasabadda Tababarka loogu furayey Saraakiishaan, ayaa waxaa ku sugnaa Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/guud Bashiir Maxamed Jaamac “Keynaan” , Taliye ku xiggeenka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad sugida Qaranka iyo Masuuliyiin kale.
Leave a Reply