Dhageyso:Hirshabeele oo amartay Cidii Ka Dambeeyey Kufsiga Hoyadii 85 Jirta ahayd in sharciga lahorkeeno

Maamlmo kahor bay ahayd markii wariyaasha Magaalada Jowhar soo tabiyeen Hooyo 85 jir ah oo lagu kufsaday Magaalada Jowhar taas oo noqotay sheekada ugu hadal haynta badan Soomaliya, Madaxwayne kuxigeenka Hirshabeele Cali Cabdulahi Xuseen Caliguudlawe ayaa laamaha amniga Maamulkaas waxa uu faray in ay gacanta kusoo dhigaan dadkii ka dambeeyey fal kufsi ah oo lagula kacay Haweeney 85 Sano jir ah oo ku nool Magalada Johwar.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.