Oromada uu Soo Hubeeyey Raisalwasaraha Itoobiya ayaa Nagayle kudilay Maxamed Shariif

maxamed

Maleeshiyaadka Argagixisada Oromada ee uu soo Hubeeyey Ra’iisalwasaraha itoobiya ayaa waxay daaalo kawadaan deeganka Soomalida ayakoo geystay xasuuq, kii udambeeyey Waxuu ahaa dil ay u gaysteen Allaha unaxariistee Maxamed Shariif “EEGA” oo Maanta dil loogu gaystay Magaalada Nageyle.

oromada ayaa waxay dil ugaysteen Soomalida ku dhaqaan Nageeyle, Mooyaale iyo deegaano badan oo ay ka gaysteen xasuuq iyo barakicin, Ra’iisalwasaaraha Itoobiya o kasoo jeeda Ormada ayaa waxba ka qaban Dhibaatada lagu hayo shacabka Soomalida Itoobiya.

Dadkaan Soomalida ee ladhibaateeyey ayaa waxay Gurmad karabaa Shacabka iyo dowlada Soomaliya si ay uga Hortagaan Dhibaatada ay oromada ku hayso shacabka Soomaliaya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.