Sawiro+Video:Gudoomiyaha Degmada Garbaharay oo sidiiran usoo dhaweeyey Taliyaha qaybta 43aad

cadow

Wafdi uu horkacayay Taliyaha Cusub ee Qaybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka ee Degaanada Jubooyinka Sareeyo Guuto Cali Maxamed Maxamuud Bogmadow ayaa so gaaray Degmada Garbahaaray ee Gobalka Gedo Iyadoona Sidiiran loogu soo dhaweyay Garoonka diyaaradaha Degmada Garbahaaray.

Dadkii kusoo dhaweeyey Taliyaha Cusub ee Qaybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka Magaalada Garbahaaray ayaa waxaa kamida Gudoomiyaha Degmada Garbaaharay Iimaan Cadow iyo taliyaasha Ciidamada Xooga dalka ee kusugan Magaalada Garbaaharay.

Taliyaha Cusub ee Qaybta 43aad ee Ciidamada Xooga Dalka ayaa sheegay inay iskugu mid tahay Kismaayo iyo Garbaaharay waxuuna uga mahadceliyey Gudoomiyaha Degmada Garbaaharay iyo taliyaasha Ciidamada sida sharafta leh ee ay usoo dhaweeyeen waxuuna ugu dambayntii sheegay in Jubbaland laga xoraynayo nabad diidka Alshabab.

cadow

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.