Xildhibaan Saciid Warsame gaani oo kamida Mudanayasha aqalka Golaha wakiilada Soomaliland ayaa sheegay Laanta socdaalka Soomaliya inay xafiis ka Furatay Magaalada Hargaysa oo isagu arkay, Xafiiskaan ayaa bixinaya Baasaboorka Soomaliya ee xajka lagu aadaayo.
Xildhibaan Saciid ayaa sheegay in wax laga xumaado tahay in dad lagu xiro hadal ay ku amaaneen Soomaliya ama qoraalo ay qoreen.
Leave a Reply