Gudoomiyaha Xisibiga Mucaaradka Soomaliland ee Ucid Faysal Cali Wareebe oo Maamlmihii Dambe ku sugnaa Magaalada Brussels ee Dalka Belgium ayaa waxuu sheegay inuu iskiis uyimid Magaalada Brussels ee Dalka Belgium.
Faysal Cali waraabe ayaa waxaa kaloo sheegay inuusan kamid ahayn wafuuda ka qayb galaysa Shirka looga Hadlaayey arimaha Soomaliya sababtoo ah layguma Casumin.
Leave a Reply