Maqal Iyo Muuqaal:Munaasabad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Mama Orphan ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq

mama

Xaflad lagu furayay Sanad Dugsiyeedka Iskuulka Agoonta Mama Orphan ayaa lagu qabtay magaalada Caabudwaaq ee gobalka Galgaduud Waxaa Furitaankii Munaasabada Iskuulka Maam Orphan ka qayb galay qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Caabudwaaq.
Ayaanle Cabdulaahi Jaamac ayaa Warbixintaan inoo diyaarshey


Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.