Muuqaal:Aabe 63 jir ah oo dhameeyay Waxbarashada Heerka Koowaad Ee Jaamacadda.

muuday

Ibraahim Mucaawiye Muudeey Aabe 63 jir ah oo dhameeyay Waxbarashada Heerka Koowaad Ee Jaamacadda KOWNEYN UNIVERSITY ee Magaalada Muqdisho,  Waxuuna  Ibraahim Mucaawiye muuday guushaan gaaray asagoo Joojin hawlihiisa ugaarka ah taasna waxay ku tusaysaa in waxbarashada da lahayn.

Hoos kadaawo waraysi Tvga Somali cable la yeeshay Ibraahim Mucaawiye muuday.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.