Taliye ku xigeenka Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland ayaa magaalada Garoowe kusoo dhowayey Labo sarkaal oo horay uga tirsanaa Ciidanka Asluumta Somaliland ee ku suganaa Gobolka Sool, kuwaa oo isaga soo Goostay Maamulka Somalilands.
Saraakiishan ayaa sheegay iney aqbali waayeen dhiibaatada Maamulakasi ku hayo rayidka Gobolka Sool sidaas darteedna ay go’aan sadeen iney qayb-ka noqdaan howlgalka xoraynta Gobolka Sool.
Leave a Reply