Gudoomiyaha xisbiga mucaradka ah ee Waddani, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi (Ciro) ayaa maanta shir jaraaid oo uu ku qabtay gurigiisa ku yala magaalada hargaysa ku dhalilay xukumada Madaxwayne Muuse Bixii wax ka qabad la’ aan iyo in Sumcadii Soomaliland ku lahayd aduunka ay sii naxuusayso.
Leave a Reply